SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
17/10/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Galmudug oo beenisay in QM ay Warqad uga timid

Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Galmudug Cali Gacal Casir oo Wareysi siiyay Idaacada Kulmiye ee Magaalada Muqdisho ayaa Beeniyay in Maamulka Galmudug ay QM u soo gudbisay Warqad Galmudug looga Dalbanayo in ay Aqalka sare ay ka reebto Xubno Dambiyo ka galay Soomaaliya.

Guddoomiye Cali Gacal Casir ayaa sheegay in Muwaadin Reer Galmudug ah oo Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug ay Codsiiyeen aysan dhici karin in Liiska looga saaro Damac Dad kale ka yimid.

Warkaan ka soo baxay Guddoonka Baarlamaanka Galmudug ayaa imaanaya Xili ay soo baxeen Warar sheegaya in QM ay Galmudug ka Codsatay Shaqsiyaad ku jira Xubnaha Aqalka Sare Ee Galmudug in Liiska laga saaro.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®