SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
17/10/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Hiiraan oo Maamulkeedu uu Amray in aan Shirar Siyaasadeed lagu qaban karin Gobolka

Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in aan Magaalada Baledweyne Ee Xarunta Gobolka Hiiraan aan lagu qaban karin Shir aysan Fasaxin Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Guddoomiye Kuxigeenka Amniga Maamulka Gobolka Hiiraan Axmed Inji ayaa sheegay in maamulka Gobolka Banaadir uu soo saaray Amar ah in aan Magaalada Baledweyne lagu qaban karin Shir aan Fasax looga haysan Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Duubabka dhaqanka Gobolka ee uu Hogaamiyo Ugaas Khaliif ayaa wada Qorshe Maamul loogu sameynayo Gobolka Hiiraan.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®