SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
17/10/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Ahlusunna wal jameca oo eedeeyn u jeedisay Maamulka Galmudug

Madaxweyne ku Xigeenka Maamulka Ahlu Sunna ee Gobolada Dhexe Cali Bashiir Faarax “ Cali Baashi “ayaa sheegay in Maamulka G almudug uu dagaal ka hurinayo magaalooyin iyo deegaano ka tirsan gobolada Dhexe ee Dalka.

Waxa uu sheegay in dhaq dhaqaaqyo Ciidan ay ka wadaan deegaanadaasi isla markaana aysan wax jawaab ah aysan ka bixin Maamulkooda sida uu sheegay.

Waxa uu sheegay in loo baahan yahay in shacabka Gobolada Dhexe aan lagu kor dagaalamin.

Sidoo kale Madaxweyne ku Xigeenka Maamulka Ahlu Sunna ee Gobolada Dhexe Cali Baashi ayaa waxa uu beeniyay in Xiriir uu kala dhaxeeyo Maamulka Puntland.

Waxa uu sheegay in wararkaasi iyo Eedeymaha loo jeedinayo Ahlu Sunna aysan waxbo ka jirin.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®