SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
09/10/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Jowhar oo maanta uu ku wajahnyahey Gudoomiyaha Baarlmaanka Somalia Jawaari

 


Wararka laga helayo magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in maanta halkaasi lagu wado in uu gaaro wafdi balaaran oo hogaaminayo gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaar.

Ujeedada wafdiga gudoomiyaha baarlamaanka aya lagu sheegay in ay tahay ka qeyb galka dhaarinta Xildhibaanada baarlamaanka ee maamulka Cusub ee Hirshabeelle uu yeelanayo.

Wasaarada arimaha gudaha Soomaliya ayaa shalay ku guulaysatay in ay xareyso xildhibaanada cusub ee maamulka Hirshabeelle.

Dhismaha maamulka ayaa maraaya meel wanaagsan waxaana lagu waddaa in 15 bishaan la doorto Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®