SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
09/10/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Guddiga Doorashooyinka Dadban oo ku baaqay in la Xaliyo Cabashada Somaliland

 


Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Soomaaliya ayaa markale ku Celiyay in la Xaliyo Tabashada ay qabaan Dadka ka soo jeeda Somaliland ee Cabashada ka qaba Saami qeybsiga Xubnaha Aqalka Sare .

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Dadban Cumar dhageey oo la hadlay Warbaahinta ayaa ku baaqay in wax laga qabto Tabashada Dadyowga Maamulka Somaliland Degaanadooda ka soo jeeda.

Shalay ayey aheyd markii Wasiirro,Xildhibaanno iyo Salaadiin ka soo jeeda Somaliland oo Muqdisho ku shiray ay qaadaceen in ay Matalaad ku yeeshaan Xubnaha Aqalka Sare ee Soomaaliy.

 


HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®