SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
09/10/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Rasaas Goos Goos ah oo ka socota meel 8 km u jirta Magaalada Gaalkacyo




Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in Magaalada laga Maqlaayo Raasaas goos goos ah oo ku dhaceysa Koonfurta iyo Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo.

Rasaasta la sheegaya in tahay mid goos goos ah sida ay sheegeen dadka kunool xaafadaha Magaalada Gaalkacyo.

Dadkii kunool Xaafadaha kala duwan ee magaalada ayaa shalay si weyn u qaxay , waxaana dad ay naftooda kala carayaan rasaasta ay labada dhinac isweydaarsanaayaan.

Rasaasta goos gooska ah ayaa saaka bilaabatay , waxaana labada dhinac ay ku sugan yihiin meel magaalada ujirta 8 Km

Inkastoo hada uusan jirin dagaal toos ah hadana Labada dhinac ee magaalada waxaa ku dhacaaya Rasaas ay ridaayaan maamulada Puntland iyo Galmudug.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®