SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
05/10/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Musharxinta ku xigeenada mareykanka ee Kaine iyo Pence oo ay dood kulul dhexmartay

Musharixiinta jagada madaxweyne ku xigeenka Mareykanka Tim Kaine iyo Mike Pence oo doodaya.

Musharixiinta jagada madaxweyne ku xigeenka Mareykanka Tim Kaine iyo Mike Pence oo doodaya.

Labada musharrax ee jagada madaxweyne ku xigeenka Mareykanka Tim Kaine iyo Mike Pence ayay dhexmartay dood kulul oo la xiriirta dhaqaalaha, soogalootiga iyo siyaasadda arrimaha dibedda.

Tim Kaine, oo musharrax madaxweyne ku xiugeen u ah Hillary Clinton, iyo Mike Pence, oo isagu la socda musharraxa Jamhuuriga ee Donald Trump, ayaa mid walba difaacay siyaasadda musharraxiinta ay la jiraan.

Mike Pence ayaa ku eedeeyay Hillary Clinton inay kordhin doonto canshuuraha laga qaado dadka maalqabeenka ah.

Tim Kaine ayaa dhankiisa dhaleeceeyay howlaha ganacsi ee Trump uu ku leeyahay dalka Ruushka, isagoo ku eedeeyay in aysan u kala socneyn farqiga u dhexeeyo in wax la hoggaamiyo iyo kelitalinimo.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®