SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
05/10/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Madaxweynaha oo eedeyn u jediyey Ciidamada Dhibaatona ay ku hayaan Shacabka

Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qiray in Dishibiliin (discipline) Xumo heysata Ciidamada Dowlada ay Sababtay inay Dhibaateeyan Dadka Shacabka ah Xiliyada ay ku Guda Jiraan Howlgalada Amaanka lagu Sugayo.

Madaxweynaha oo Magaalada Baydhabo uga qeyb-galay Kulan Su’aalo lagu Weydiinayay ayaa si Cad u Sheegay in Ciidamada Dowlada Soomaaliya ay Bartilmaameedsadaan islamarkaan ay ku Xad Gudbaan Sharafta iyo Karaamada Dhalinyarada Soomaaliyeed.

Madaxweyne Xasan ayaa Tilmaamay Dowladiisu ay Xil iska saarayso islamarkaana Ciqaabi Doonto Askarta Sida Sharci Darada ah u Beegsada Dhalinyarada Soomaaliyeed ee aan ku lug laheen Fal danbiyeedyada Amaanka iyo Xasiloonida Qaranka ka soo Horjeeda.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®