SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
04/10/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Madaxweynaha Soomaaliya oo shacabka oo shegy in baaq u dirayo shacabka doorashooyinka dartood

Madaxweynaha Soomaaliya oo shacabka oo shegy in baaq u dirayo shacabka doorashooyinka dartood

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku baaqay in la yareeyo is qabqabsida siyaasadeed ee xiligaan dalka ka jira.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in 2020 ay dowladda Soomaaliya ay ku dadaali doono in dalka ay ka dhacaan doorashooyin xor oo qof codkiisa ah .

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sidoo kale ka hadlay cabsida ay qabaan shacabka Soomaaliyeed ee ku aadan dib u dhacyada ku imaanaya howlaha doorashooyinka dalka.

Xasan Sheekh maxamuud ayaa balan qaaday in aysan dhicin doonin dib u dhac dambe in uu ku yimaada howlaha doorashooyinka , islamarkaana ay dowladda Soomaaliya ay diyaar u tahay in doorashada ay ku dhacdo waqtigii ay u asteeyeen guddiga doorashooyinka dalka .

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay yareeyeen khilaafaadka iyo sidoo kale is qabqabsida siyaasadeed.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®