SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
04/10/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Howgallo ka socda degmada Buurdhuubo ee Gobolk Gedo

 


Taliyaha ciidanka dowladda Soomaaliya ee degmada Buurdhuubo ayaa ka warbixiyay howgal maalmihii lasoo dhaafay ay ka wadeen deegaano hoos yimaada degmada Buur dhuubo oo ay gacanta ku hayaan Xarakada Al-Shabaab.

Cornell Aadan Maxamuud ayaa sheegay in ciidanka dowladda Soomaaliya ay qaadeen howgal balaaran oo ay Al-Shabaab kula dagaalamaayaan.

Aadan Maxamuud ayaa sidoo kale xusay in ciidanka dowladda Soomaaliya ee degmada Buurdhuubo ay diyaar u yihiin in ay Al-Shabaab kasaaraan deegaanada hoos yimaada degmada Buurdhuubo oo ay gacanta ku hayaan.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®