SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
04/10/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Midowga Africa oo Si Kulul u Cambaareeyay Isbuurashadii ka Dhacday Dalka Ethopia

Ururka Midowga Africa ayaa si kulul u cambaareeyay isku dhacyadii dadka badan ay ku dhinteen una dhaxeeyay Police-ka iyo Qoomiyada Oramada ee dalka Ethopia Dagto.

Xasaradaha ayaa dhacay kadib markii dadka oramada ah ay rabeen in ay u mahad celiyaan Waqaa oo ay u yaqaanaan wax gooni ah oo ay caabudaan sida( Allah) ayaga oo dalabkoodu ahaa naxariis iyo jaceel in ay helaan iyo xuquuq lamid ah 96-ka million ee ku nool dalkaasi.

Dowlada Ethiopia ayaa sheegtay in ay tahay wax laga xumaado wixii dhacay kuna tilmaamtay dad rabshado watay in ay dhinteen.

Waxaana la xaqiijiyay ugu yaraan in ay ku dhinteen 250 Oramada dagta dalka Ethopia, Ciidamada amaanka ee dalkaasi ayaa dadka ku furay gaaska dadka ka ilmeeysiiya iyo baaruut.

Midowga Africa ayaa dowlada Ethopia ku tilmaamay mid aan siman xuquuqda Shacabka dalkeeda ay ku leeyihiin.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®