SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
04/10/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyay in Kharaska Isdiiwaan-gelinta lagu shubo Acon-ka 104104638 ee Dahabshil.

Guddiga hirgalinta Doorashooyinka dadban ayaa shaaciyay Kharaska Lacagaha Isdiiwaan-gelinta ee Musharixiinta u tartamaysa Kuraasta Barlamaanka soo socda iyo Xisaab Bangiyeedka lagu soo shubayo Kharaska Musharixiinta.

Xildhibaanadda doonayo inay ka mid noqdaan Aqalka Sare ee Barlamaanka waxaa lagu casuumay inay iska diiwaan geeliyaan Golaha Fulinta ee Dowladda.

Kharaska Is-diiwaan gelinta Musharixiinta Ragga ee ka mid noqon doona Aqalka Sare oo ay dejiyeen Hoggaamiyaasha

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®