SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
03/10/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Madaafiic ku dhacdey Saldhig Ciidamada Ethiopia ku leeyihiin Gobolka Hiiraan

Wararka laga helayo Ceelcali ayaa sheegaya in Al Shabaab ay tiro Madaafiic ah la beegsadeen Saldhig Ciidamada Ethiopia ay ku leeyihiin.

Madaafiicda ayaa la sheegay in qaarkood ay ku dhaceen gudaha Xerada Ethiopian-ku degan yihiin ee Bartilmaameedka looga dhigtay Madaafiicdaasi.

Guddoomiyaha deegaanka Ceelcali Yarow Abiikar ayaa beeniyay wararka ku aadan in Madaafiic ay ku soo dhaceen Xerada ay degan yihiin Ciidamada Ethiopia isagoo tilmaamay in Madaafiicdu ku hoobteen meelo ka baxsan Xerada.

Sidoo kale Guddoomiyaha ayaa meesha ka saaray in uu jiro Khasaaro Ciidamada Ethiopia ka soo gaaray Madaafiicdaasi.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®