SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
02/10/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Dad loo soo qabtay Qarax shalay ka dhacay magaalada Garbahaarey ee Gobolka Gedo Xarunta u ah

Maamulka Degmada Garbahaarey ee Gobolka Gedo ayaa Faah-faahin ka bixiyay Howlgallo Ciidamada Ammaanka ay ku soo qab qabteen Tiro dad ah oo lala xariirinayo Qarax Shalay ka dhacay Degmada Garbahaarey.

Maxamuud Cali Axmed Taliyaha Booliska Garbahaarey ayaa sheegay in Qaraxii Shalay ka dhacay Degmada Garbahaarey loo soo qabtay Dad lala Xariirinayo in ay yihiin Al-shabaab.

Sidoo kale Qaraxii Shalay Garbahaarey ka dhacay oo ay ku dhaawacmeen illaa Afar Qof,waxaana Maamulka Degmada uu Qaraxa ku Eedeeyay Xarakadda Al-shabaab.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®