SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
02/10/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Prof Cali Khaliif oo sheegay in Wada-hadalkii ay kula jirnay Somaliland uu Burburay

Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galeyr ayaa sheegay inuu Burburay wada-hadalkii Maamulkiisa uu kula jiray Maamulka Somaliland.

Madaxweyne Cali Khaliif Galeyr ayaa sheegay in Burburka Wada-hadalka ay Sabab u tahay Somaliland islamarkaana Somaliland ay kala dambeyso Burburka Wada-hadalkii u dhexeeyay Labada Maamul.

“Somaliland waxaa ay kuwadaa Maamulka Khaatumo Faragalin Siyaasiintii Dhamaa waxaa ay isugu geysay Magaalada Burco,marka lama Aqbali karo in Somaliland ay ka dhaxshaqeyso Reer Khaatumo”ayuu yiri Madaxweyne Galeyr.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®