SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
02/10/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Maamulka gobolka Banaadir oo amray in la Furo wadooyinka xiran

Gudoomiyaha gobolka Banaadir Mudane Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale oo la hadlay warbaahinta ayaa amray in la furo wadooyinka xiran ee ku yaalla magaalada Muqdisho Caasimada Soomaaliya.

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa sheegay in maamulka gobolka Banaadir aysan aqbali doonin xirnaanshaha Qaar ka mid ah wadooyinka muhiim ah ee ku yaalla magaalada Muqdisho.

Dadka ay u xiran yihiin wadooyinka ayuu ugu baaqay in ay furaan wadooyinka , islamarkaana ay ka qaadaan dhagaxaad waa weyn ee ay soo dhoobeen.

Maamulka gobolka Banaadir ayaa horay ugu baaqay in la furo wadooyinka ku yaalla magaalada Muqdisho oo qaarkood u xiran yihiin hay’ado ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo Safaarado laga leeyahay dalalka Caalamka.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®