SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
01/10/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

6 Nabadoon oo uu amrey in la xiro Madaxweyne Axmed Madoobe markii ay dideen cida asagu uu rabey in ay soo xulaan

Col Cabdirashiid Macallin Gaas ayaa Shabelle u xaqiijiyay in Ciidamada maamulka Jubbaland ay xir xireen qaar ka mid ah Ergooyinkii ka qeyb qaadan lahaa soo xulista Baarlamaanka Dowladda soo socota.

Waxaana uu ku nuux nuuxsaday in Ergooyinka la xiray ay dhan yihiin illaa 6 Nabadoon oo caan ka ahaa Jubbada Hoose.

Amarka Odayaashaasi lagu xiray ayaa la sheegay in uu ka soo baxay Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ( Axmed Madoobe), iyadoona la sheegay in Odayaasha xarigoodu yimid kadib markii ay ka biyo diideen in la fara galiyo cidda ay u xulanayaan Xildhibaanada Baarlamaanka uga qeyb noqonaya.

Si kastaba dalka oo dhan ayaa ku guda jira u diyaar garowga Arrimaha Doorashooyinka oo waqti yar ka harsan yihiin.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®