SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
28/11/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Al-Shabaab oo soo bandhigay gaari iyo laba Askari oo ka soo goostey dowladda

Xarakada Al-Shabaab ayaa degaanka Kuunya-barow waxa ay ku soo bandhigeen Gaari ay leeyihiin ciidanka Xooga dalka Soomaaliyeed iyo laba askari oo ka tirsan ciidanka dowladda Soomaaliya.

Al-Shabaab ayaa goob fagaare ah ku taala degaanka Kuunya-barow ee Gobolka Shabellaha Hoose, kusoo bandhigay Gaariga waxaana halkaasi joogay boqolaal ka mid ah dadka degaanka.

Gaariga ciidanka ee Shabaab ay soo bandhigeen oo taarikadiisa ay tahay Xoogga Dalka 5596, ayaa waxaa saarnaa Qori noociisa uu yahay Dashiike, waxaana sidoo kale wehliyay Qoryaha RBG, PKM iyo AK-47.

Al-Shabaab ayaa sheegtay in Askartaan ay ka soo goosteen ciidanka dowladda Soomaaliya , islamarkaana ay kusoo biireen Al-Shabaab.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®