SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
28/11/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Dagaal Xoog leh oo ka socda Koofurta Gobolka Mudug Degaanka Dumaaye

Wararka ka imaanaya Degaanka Dumaaye ee Koofurta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in hadda Dagaal Culus oo u dhexeey Al-shabaab iyo Dad Shacab ah uu ka soconayo Degaanka Dumaaye,waxaana Labada dhinac ay isku adeegsanayaan Hubka kala duwan.

Dagaalka ayaa yimid sida Wararku ay sheegayaan ka dib markii Al-shabaab ay Weerar ku soo qaadeen Dad Reer miyi ah oo ku sugan Duleedka Degaanka Dumaaye.

Illaa hadda Lama oga Khasaaraha ka dhashay Dagaalka ka soconaya Duleedka Degaanka Dumaaye ee Koofurta Gobolka Mudug.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®