SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
28/11/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Garoonka Diyaarada Jomo Kenyatta ee Magaalada Nairobi oo Xiran Maalintii Labaad

Sida lagu daabacay Wakaalada wararka ee Reuters garoonka diyaaradaha ee magaalada Nairobi ee Jomo Kenyatta ayaa weli xiran kadib markii maalintii shalay oo Axad aheed la xiray Garoonkaas kadib markii ay si kedis ah ugu degtay diyaarada la sheegay in ka tagtay Somalia.

Diyaaradaan oo ay saarnaayeen 4 qof ayaa si lama filaan ah u caga dhigatay garoonka Jomo Kenyatta,majiraan Wax qasaara ah oo ka dhashay balse garoonka ayaa la sheegay in si ku meelgaar ah loo xiray,sida maamulka Garoonka uu ku shaaciyay barta Twitter-ka.

Dulimaadyadii kasoo degilahaa iyo kuwii ka duulilahaa Garoonka ayaa loo weeciyay garoomada kale ee dalka Kenya,inkastoo aan la sheegin marka dib loo soo celinayo shaqada garoonka Jomo Kenyatta.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®