SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
28/11/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

EX: Madaxweyne Cali Cabdla Saalax oo QM ka codsaday inuu ka qeyb galo Tacsida Hoggaamiyihii hore ee Kuuba.

Qoraal la sii dhigay Barta Facebook ay ku leeyihiin Xisbiga uu hoggaamiyo Cali Cabdalla Salaax ayaa looga codsaday Golaha Ammaanka ee QM inay u oggolaadaan safrkaasi, si uu uga qeyb galo inuu u safro caasimadda dalka Kuuba ee Havna, si uu uga qeyb galo Aaska Fidel Kastro.

Golaha Ammaanka ee QM waxay sannadkii 2014-kii ku soo rogeen Madaxweynihii hore ee Yemen oo Isbahaysi muhiim la ah Maleeshiyadda Xuutiyiinta Cunaqabatayn dhinc Safark, kadib, markii lagu helay inuu khatar ku noqday Ammaanka iyo dadaalka Siyaasadeed ee lagu xalinayo colaadda dalkaasi.

Markii ugu dambeysay ee uu Madaxweynihii hore ee dalkaasi ka dhoofo dalka Yemen waxay ahayd sannadkii 2011-kii oo uu socdaal ku tegay dalka Maraykanka, si looga soo daaweeyo dhaawacyo ka soo gaaray Isku-day isaga lagu khaarijin lahaa.

Cali Cabdalla Saalax oo horey u ahaa Sarkaal Milliteri waxa uu Madaxweyne ka ahaa dalka Yemen muddo 33-sanno ah.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®