SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
28/11/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Baladweyne oo Ciidamada Nabadsugidda ay gacanta ku dhigeen walxaha qarxa

Ciidanka Nabadsugidda Soomaaliya ayaa howgal ay ka sameeyeen duleedka Magaalada Magaalada Baledweyne , waxa ay kusoo qabteen Walxaha Qarxa.

Howgalka oo ka dhacay degaanka Ceel -gaal oo ku yaalla duleedka Magaalada Baledweyne ayaa ciidanka Nabad sugidda waxa ay gacanta ku soo dhigeen miinooyin Al-shabaab ay ku uruursanayeen degaanka Ceel-gaal .

Saraakiisha Ciidamadda Howgalkan fuliyay ayaa sheegay in ay heleen xog ku saabsan in miinoyinkan ay Shabaab ku aruurinayeen goob kamid ah degaanka Ceel-gaal.

Taliyaha Ciidanka Nabadsugidda ee Gobolka Hiiraan Xasan kaafi Maxamed oo la hadlay Wariyeyaasha ayaa sheegay in ciidanka Nabad suggida Soomaaliya qeybta gobolka Hiiraan iyo sidoo kale dadka degaanka oo iskaashanaya ay gacanta kusoo dhigeen minooyinkaasi.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®