SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
23/11/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Abaaro daran oo laga soo sheegayo Gobolka Mudug iyo goblo kale

Abaar Xoog leh oo saameyn aan wanaagsaneyn ku reebay Dadka iyo Duunyada intaba ayaa laga soo sheegayaa Koofurta iyo Waqooyiga Gobolka Mudug.

Dadkii ku noolaa Dhulka Miyiga ah ee Abaartu ay Hala keysay ayaa ka soo Cararay Goobihii ay degenaayeen,kuwaas oo u soo jeheystay Meelaha ay isleeyihiin waxaad ka heli kartaan Baad iyo Biyo.

Qaar kamid ah dadka ay Abaartu saameysay ayaa sheegay in Xoolihii intii badneyd ay abaartu dishay,kuwa soo harayna ay Macaluul iyo Haraad isugu daran tahay.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®