SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
22/11/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Prof Jawaari oo Lagu Eedeeyay Mas’uuliyadda Dib Udhaca Doorashada

Xidlhibaan C/qaadir Sh.Ismaaciil oo ahaa gudoomiye ku xigeenkii gudigii dastuurka baarlamaankii KMG ahaa ee dalka ayaa sheegay in mas’uuliyadda dib udhaca doorashada uu leeyahay Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Mudane Max’ed Sh.Cismaan Jawaari.

Ujeedada ugu weyn ee uu mas’uuliyaddaasi dusha kaga tuuray ayuu ku sheegay in Gudoomiyaha baarlmaanka uu yahay hagaha iyo dhowraha dastuurka dalka sidaa awgeedne uu kala diray xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya.

waxa uu sidoo kale sheegay in waqti dhumis badan lagu hayo arimaha doorashada iyadoona Madaxda dalka lagu cadaadinayo in doorasho ay qabtaan balse waxa uu arintaasi ku sifeeyey in ay Madaxda madasha la daalaa dhacayaan arimahaani xalkeeda balse waxa uu hordhigay su’aal ah in Madaxda dalka laga sugayo waxyaabaha xalka u ah.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®