SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
22/11/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Madaxweynaha oo sheegay in ay bixiyeen deymihii lagu lahaa dalka

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh maxamuud ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya in ay bixisay deymihii lagu lahaa dalka.

Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in dowladda in ay dadaal dheeri ah ay ku bixisay bixinta deymihii lagu lahaa dowladda Soomaaliya.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sidoo kale sheegay in dowladda Soomaaliya ay dayactirtay safaaradihii ay ku la heyd dalalka Caalamka qaarkood.

Ugu dambeyntii Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay sidoo kale ay ku raja weyn tahay in ay dhisto safaaradaha ay ku leedahay Caalamka.

Shacabka Soomaaliyeed ayuu ugu baaqay in ay taageeraan dowladda Soomaaliya , islamarkaana ay la shaqeeyaan.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®