SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
22/11/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

R/Wasaraha Dowladda oo ka hadashay Musuq maasuqa lashegy in uu ka jiro doorashada

Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa markii ugu horeeysay ka hadlay Musuq maasuqa la sheegaayo in uu hareeyay doorashada Soomaaliya.

Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in ay tahay wax laga xumaado in musuq maasuq laga soo sheego doorashada Soomaaliya.

Waxaa uu sheegay in Madaxda dowladda Soomaaliya aysan ku lug la heyn howlaha musuq Maasuq ee ka socda Doorashada Aqalka Hoose.

Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa sidoo kale sheegay in dowladda Soomaaliya ay qaadayso tilaabooyin ku aadan sidii looga hortagi lahaa musuq maasuqa la sheegaayo in uu hareeyay Doorashada Soomaaliya.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®