SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
21/11/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Al-shabaab oo Jilib ku Dilay Nin ka tirsanaa oo u dhashay Tanzania ka dib markii...

Xarakada Al-shabab ayaa soo bandhigtay muqaal cusub uu kasoo muuqday nin kasoo jeeda Dalka Tanzania kaa oo ay ku eedeyen inuu u basaasayay dowladaha Ruwanda iyo Mareykanka.

Al-shabab ayaa war ay soo saaren ku sheegen in ninkaan uu qirtay inuu lacag dhan $4000 uu ku qaatay inuu basaaso xubnaha sar sare ee Al-shabab.

Ninkaan oo magaciisa lagu sheegay cisa james ayaa ayay ku shegen inuu si hoose ula shaqeenayay sirdoonada Ruwanda iyo Mareykanka
Ninkaan ayaa ugu danbeen waxaa lagu dilay Magaalada Jilib ee Gobolka Jubbada dhexe.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®