SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
21/11/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Mid ka mid ah xildhibaanada cusub ee Aqalka Hoose ee Somalia oo geeriyooday

Alle ha u nanxariistee waxaa magaalada Garoowe ku geeriyoodey Xildhibaan Daahir Xaaji Geele oo ka mid ahaa xildhibaanada Cusub ee baarlamaanka Soomaaliya.

Xildhibaanka ayaa ka mid ahaa xildhibaanada cusub ee degaanada maamulka Puntland u matali la haa Aqalka Hoose.

Sida ay sheegeen Qaar ka mid ah dadka kunool Garoowe xildhibaanka ayaa waxaa kusoo booday xanuun ka dis ah .

Xildhibaanka geeriyoodey ayaa ahaa muddo dheer Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya tan iyo sanadkii 2009.

waxaana uu baarlamaanka hadda xilku ka dhamaadey u qaabilsanaa arrimaha Baarlamaanada Carabta.

Xildhibaan Daahir Xaaji Geelle ayaa waxaa uu ka soo jeeda gobolka Sanaag.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®