SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
20/11/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Qarax Khasaare Geystey oo Goor dhaw ka dhacay Muqdisho

Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya oo Joogay Isgoyska Ceel-gaabta Ee Magaalada Muqdisho ayaa Goor dhaw waxaa lagu Weeraray Bambo Gacmeed,waxaana ka dhashay Dhimsho iyo dhaawac.

Inta la og yahay 2 Askari ayaa dhintay,waxaana ku dhaawacmay illaa 7 kale.

Goobta Bamka lagu soo Weeraray ayaa ah Goob ay Ciidanka Booliska ay degen yihiin oo ay ku baaraan Gaadiidka Xiliyada qaar.

Ciidan badan oo ka tirsan kuwa Amniga Soomaaliya ayaa tagay goobta,waxaana ay halkaas ka bilaabeen Baaritaano Xooggan.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®