SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
20/11/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir baaq u diray ciidamada aan shaqeyneyn ee hubka ku hexwat muqdisho


Taliyaha Ciidanka Booliska gobolka Banaadir Kornel Bishaar Abshir Geedi oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed looga baahan yahay in ay la shaqeeyaan ciidanka Booliska gobolka Banaadir.

Taliyaha ayaa sheegay in Magaalada Muqdisho dhawaan ay ka dhaci doonto doorashada Madaxtinimada Soomaaliya , islamarkaana ciidanka Booliska ay si weyn u adkeeyeen doonaan ammaanka gobolka Banaadir iyo sidoo kale goobaha ay ka dhacaayaan doorashooyinka.

Taliyaha ayaa sheegay in ciidanka ammaanka gobolka Banaadir ee loo xilsaaray in ay sugaan amniga ma ahane in ciidan kale aysan hub ku dhex qaadan karin Magaalada Muqdisho.

Sidoo kale taliyaha ayaa ugu baaqay Hay’addaha iyo sidoo kale dadka wata ilaalada in looga baahan in ay soo wataan oo kaliya intii uu u diwaan geliyay maamulka Gobolka Banaadir.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®