SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
07/11/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Trump: Hillary ayaa loogu xaglinayaa doorashada

Donald Trump ayaa mar kale sheegay in doorashada madaxtinimada Mareykanka loogu xaglinayo Hillary Clinton.

Hadalka Trump ayaa ku soo beegmaya kaddib markii waaxda dambi barista ee FBI ay sheeghtay in aysan hayn wax caddeyn ah oo muujinaya in Hillary ay gaysatay dambi gashay marka la eego farriimo Email oo ay ka dirtay cinwaankeeda khaaska ah.

Trump ayaa ka sheegay goob fagaare ah oo ku taala Michigan in FBI-du asyan baari karin 650, 000 oo email muddo siddeed maalmood gudahood ah.

FBI-da ayaa arrintan shaacisay ku dhawaad saddex maalmood ka hor inta aan loo dareerin goobaha codbixinta ee dalka Mareykanka, waxaana arrintan ay fursad u noqotay xisbiga Dimuquraadiga.

Kooxda ololaha doorashada ee Clinton ayaa waxa ay sheegeen in ay ku faraxsan yihiin in arrintaan haatan xal laga gaaray.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®