SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
07/11/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

FBI-da oo wax danbiya ku weysey E-mail-dii la baarayey ee Hillary Clinton

Madaxa FBI James Comey ayaa u sheegay golaha Congress ka Mareykanka , in wakaaladiisu kuwayday danbiyo laxidhiidha Emails


Mareykanka oo ku mashquuleysanayd maalmihii u danbeeyay baadhitaan laxidhiidha Emails ka Hillary Clinton ayaa soo gabagabeeyay , baadhiteen ay ku sameeyeen dufacad cusub oo ah Emails keeda gaar ka ah.

FBI – Mareykanka oo faahfaahin kabaixisay natiijadii baadhitaankooda ayaa sheegay inayna helin wax caddeyn dambiyeed ah oo laxidhiidha Dufcaddii cusub ee emails ka Hillary Clinton, arrintan ayaa dhiiri galinaysa ololaheeda doorasho ee uga hadhsantahay oo kaliya labo maalmood.

Madaxa FBI James Comey ayaa u sheegay golaha Congress ka Mareykanka , in wakaaladiisu kuwayday danbiyo laxidhiidha Emails ka looga shakisanaa inay danbiyo ku gashay intii ay ahayd Xoghaya nareykanka.

Waxa uu intaas ku daray inayna taxaddar lahayn bishii July, balse aanaan ku helin danbiya xasaasi ah oo ay gashay wakhtigaas.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®