SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
07/11/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Dalka Yemen oo Soomaali ku go’doonsanayd dib loogu soo celiyey dalkooda

Masuul ka tirsan hay’ada socdaalka magaalada Cadan ee dalka Yemen ayaa sheegay iyagoo kaashanaya hay’ada UNHCR ay ku guulaysteen inay dib ugu soo celiyaan Soomaaliya qaxooti ah kuwaasi oo laga soo safriyay dekada magaalada Cadan kuwaasi oo la sheegay in iskooda ay u damceen inay dalkooda kusoo laabtaan.

Qorshaha noocani oo kale ah ayay masuuliyiinta Cadan ay sheegen inay noqon doonto mid lix bilood socon doonta,qorshaha waxa uu yahay bilahaasi gudaheeda in wax ku dhow 2000 ilaa 2500-qof oo qaxooti Soomali ah iyagoo bada soo maraya diob ay ugu soo laabtaan Soomaaliya.

Ku simaha qunsulka Soomaaliya ee Cadan Maxamed Cumar Sheekh ayaa sheegay inay safarada Soomaaliya ay arimahaan dhankeeda wax ka fududeenayso si gacan loo siiyo dadka ku go’doonsan dalka Yemen.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®