SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
06/11/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Galmudug iyo Ahlusunna oo Ciidamo geeyay Magaalada Caabudwaaq iyo saan saan colaadeed oo ka tagan



Maamulka Galmudug iyo Ahlusunna ayaa Ciidamo badan geeyay Magaalada Caabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud ,waxaana halkaas laga dareemayaa Xiisad Colaadeed.

Odayaasha Dhaqanka Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa ugu baaqay Maamulada Galmudug iyo Ahlusunna in ay Ciidamada kala baxaan Magaalada Caabudwaaq.

Magaalada Caabudwaaq ayaa waxaa dhowr jeer ka dhacay Dilal ku Saleysan Aano Qabiil,waxaana Mamaulka Galmudug iyo Ahlusunna Labaduba ay ku Doodayaan in ay wax ka qabanayaan.


HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®