SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
06/11/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Musharaxa Madaxweynaha Mareykanka Trump oo lala Cararay Xilli uu Khudbad jeedinayay

 

Musharraxa madaxweyne-nimada Maraykanka ee xisbiga Jamhuuriga, Donald Trump, ayaa lala cararay isagoo khudbad ka jeedinayey magaalo ku taalla gobolka Nevada.

Ciidankii amnigiisa ilaalinayey ayaa la sheegay in ay ka shakiyeen in qof dadkii halkaa joogay ka mid ahaa uu qori haystay.

Trump ayaa markii dambe dib ugu soo laabtay Goobtii uu hadalka ka jeedinayay waxaana Ciidamadu sheegeen in Ninkii laga waayay wax Hub ah,waa Ninka laga shakiyaye.

Doorashada Mareykanka ayaa waxaa ka Harsan Labo Maalin oo Qur ah,waxaana Dad badan ay Indhaha ku hayaan Cidda Guuleysan doonta Labada Musharaxa ee isku soo haray.


HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®