SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
06/11/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Madaxweynaha oo baaq u diray maamul goboleedyada iyo gudiyada loo xilsaarey



Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay maamulada ka jira dalka iyo sidoo kale guddiyada doorashooyinka in ay dardageliyaan doorashada xildhibaanada Aqalka Hoose .

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sidoo kale sheegay in ay muhiim tahay in doorashadu ay ku dhacdo waqtigii loogu tala galay , islamarkaana dowlad goboleedyada loogu baahan yahay in ay dardargeliyaan howlahooda ku aadan doorashada xildhibaanada Aqalka Hoose.

Waxa uu sheegay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud in maamulada ka jira dalka looga baahan yahay in ay ilaaliyaan hufnaanta iyo cadaalada doorashada.

Xasan Sheekh Maxamuu ayaa sheegay in waqtigu uu maaraayo meel gabagabo ah sidaas darteedna la rabo in howlaha doorashooyinka horay loo socodsiiyo.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®