SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
25/05/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Dagaalo Markale Ka Bilaawday Bariga Gobolka Mudug

 

Wararka ka imanaya Gaalkacyo ayaa waxaa ay sheegayaan in qeybo kamid ah Waqooyiga Bari Gaalkacyo uu saakay ka bilaawday dagaal u dhaxeeyo laba Maleeshiyo beeleed kaos oo waayadaan halkaasi ka dhacayay.

Dagalka ayaa intiisa badan ayaa waxa uu ka socdaa deegaanada lagu kala magacaabo Bali-busle iyo Cali Waal ee Bariga Gobolka Mudug,waxaana dadka deegaanka qarkood oo nala hadlay ay shegeen in dagaalka ay ku geeriyoodeen ilaa 4 Ruux oo kamid ah Maleeshiyaadka wada dagaalamaya halka dhaawacana uu intaas ka badan yahay.

Maleeshiyadka dagaalamaya ayaa isku heesta dhul daaqsin ah oo halkaasi ku yaalla badankoodna waa dad xoolo dhaqato ah,iyadoona horay ay u jireen dilal aanooyin qabiil ah oo halkaasi ka dhacay.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®