SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
25/05/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Maxkamadda Ciidamada Qalabka oo Saakay Xukun Dil ah Fulisay

 

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa Saakay Ridday Xukun Dil ah oo lagu Fuliyay Nin Horay Dil uga geystay Gobolka Shabellaha Dhexe.

Maxkamadda Ciidamada ayaa Xukun Dil ah ku Fulisay Yuusuf Xuseen Maxamuud oo ahaa Ninkii horay u dilay Taliyihiin Ciidamada Nabad Sugidda Gobolka Shabellaha Dhexe C/wali Ibraahim Maxamed kaasi oo lagu dilay Magaalada Jowhar 23kii June 2016.

Yuusuf Xuseen Maxamuud oo ah Shaqsiga Xukunka Dilka ah lagu Fuliyay Saakay ayaa Markii uu dilayay Talihihii NISA ee Gobolka Shabellaha Dhexe waxaa uu ka mid ahaa Ilaaladiisa gaarka ah.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®