SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
25/05/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Maamulka Koonfur Galbeed oo DF Ugu Baaqday In Ay Ka Taageerto La Dagaalanka Al-Shabaab

 

Madaxweynaha Maamul Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxa uu baaq cod dheer ugu diray madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya in ay garab ku siiyaan maamulkaasi sidii Alshabaab ay kaga saari lahaayeen goobaha ay kaga harsanyahaiin maamulkaasi.


Madaxweyne Shariif Sakiin ayaa waxa uu ku nuux nuuxsaday in dadka degan deegaanada maamulkaasi uu ka arrimiyo ay aad kaga cawanaayaan waxa uu ku sheegey dhibaatooyinka ay kala kulmaan alshabaab, waxuuna sheegay in loo aahanyahay in loo idoobo oo gacmaha la is qabsado si buu yiri looga guuleesto oo looga saaro goobaha ay kaga harsanyahiin Koonfur Galbeed Soomaaliya.

waxa uu sheegay in dowladda Soomaaliya looga baahanyahay oo looga fadhiyo sidii ay kaga caawin lahayd Koonfur Galbeed sidii ay kaga saari lahayd alshabaab meelo badan oo kamid ah gobolka Shabeelaha Hoose.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®