SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
25/05/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Faah-faahin Dagaal Xalay ka dhacay Degaanka No.50 Ee Gobolka Sh/Hoose

 

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Dagaal Xalay illaa Shalay ka dhacay Degaanka Number 50 EE Gobolka Shabellaha Hoose.

Saraakiisha Ciidamada Xoogga Ee ku sugan Gobolka Shabellaha Hoose ayaa Warbaahinta u sheegay in dagaalka ka dhacay Number 50 Shabaab looga dilay illaa 6 Dagaalame islamarkaana Nolosha looga qabtay illaa 2 Dagaalame oo Dhaawac ah.

Saraakiisha ayaa intaas ku daray in Dagaalka ka socda Gobolka Shabellaha Hoose ee Shabaab ay kula jiraan ay wadi doonaan inta Shabaabka laga saarayo Qeybaha ay ka Joogaan Gobolka.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®