SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
22/05/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Shir U Dhaxeeyo Madaxda War-Baahinta Iyo Laamaha Amniga Oo Ka Furmay M/Muqdisho

 

Magaalada Muqdisho gaar ahaan hotelka Peace waxaa Maanta ka furmay shir looga hadlayo sida ay u wadashaqeyn karaan Warbaahinta iyo hay’addaha Ammaanka Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.

Shirka ayaa waxaa goobjoog ka ah Masuuliyiinta ka tirsan Wasaarada Wr-faafinta Somaaliya sida, Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisow,Wasiir ku xigeenka Warfaafinta,Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Amniga C/Naasir Siciid Muuse,madaxda Warbaahinta iyo wakiillo ka socda Midowga Yurub.

Shirka ayaa inta uu socdo waxa la filayaa in lagu soo bandhigo qaabka ugu fudud ee y u wada sahqeyn karaan War-Baahinta Madaxa Banaan iyo laamaha amniga dowladda Federaalka Somaaliya.

Inta uu socdo kulanka ayaa waxaa khubado kala duwan ka jeedin doono Madaxda ka kala socota War-Baahinta Madaxa Banaan iyo laamaha amniga,waxana la filaaya in gaba gabada laga soo saaro qodobo Muhiim ah.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®