SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
22/05/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Weerar xalay ka dhacay Magaalada Jowhar ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

 


Weerar Bambaano ayaa xalay waxaa lagu weeraray Saldhiga Booliska Degmada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeelaha Dhexe.

Weerarkaasi oo uu xigay Israsaaseyn Kooxo Hubeysan iyo Ciidamada Booliska Magaalada Jowhar dhexmaray ayaan weli la ogeyn khasaaraha ka dhashay.

Waxaana Saaka Ciidamada Ammaanka Jowhar ay howlgallo ka wadaan Xaafadaha Magaaladaasi.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®