SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
21/05/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Markabka looyaqaan Sactarka oo ku degay Xeebaha degmada Hobyo

Wararka naga soo gaaraya Xeebaha Magaalo xeebeedka Gobolka Mudug ee Hobyo ayaa waxa ay sheegayaan in Sactar Siday Qalab dhisme uu xalay ku degay xeebaha degmadaasi.

Sactarka ayaa ka baxay Magaalada Muqdisho xalay waxaana uu kusii jeeday Xeebaha Magaalada Hobyo.

Sida ay sheegeen ilo lagu kalsoon yahay Sactarkaan ayaa waxaa uu siday Qalab dhisme oo loogu tala galay Wadada u dhaxeysa Hobyo iyo Gaalkacyo.


Ciidamada Badda Galmudug ayaa waxa ay la sheegeen in ay soo badbaadiyeen dadkii Saarnaa Sactarkaasi.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®