SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
20/05/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Saraakiil ka tirsan Ahlusunna oo lagu Weeraray Degaanka Mareergur ee Gobolka Galgaduud

Wararka ka imaanaya Degaanka Mareergur ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Xalay Weerar lagu qaaday Gaari Nuuca Raaxada ah oo ay la socdeen Saraakiil ka tirsan Ciidamada Ahlusunna Waljamaaca.

Weerarka ayaa la sheegay in loo adeegsaday Bam-gacmeed,balse ma jirin wax Khasaare ah oo ka soo gaaray Ciidamada Weerarka lagu qaaday Ee Ahlusunna.

Sidoo kale waxaa Ciidamada Ahlusunna ay Xabsiga dhigeen illaa 10 Qof oo looga shakiyay in ay wax ka Ogaayeen Weerarka Bamka ah ee lagu qaaday Gaariga ay la socdeen Saraakiisha Ahlusunna.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®