SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
20/05/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Xaaladda Bariga gobolka Mudug oo saakey degan ka dib dagaalo shalay ka dhacey

Wararka naga soo gaaraya degaanka Balibusle ee Barriga gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in Maanta ay degan tahay Xaaladda degaankaasi oo shalay ku dagaalamay Maleeshiyaad kasoo kala Jeedda maamulada Punland iyo Galmudug.

Waxgaradka labada maamul ayaa waxa ay wadaan dadaallo kala duwan oo lagu xalinaayo dagaalka ka taagan degaanka Bali busle.

Odayaasha ayaa sidoo kale Maleeshiyaadka ku sugan degaankaasi ugu baaqaya in ay xabadda jooggaan ,islamarkaana ay nabadda qaataan.


Mid ka mid ah dadka degaanka ayaa Risaala u sheegay in Labada Maleeshiyaad ay ku sugan yihiin meel u dhow goobihii lagu dagaalamay.

Sidoo kale degaankaasi ayaa waxaa lagu waddaa in ay gaaraan Mas’uuliyiin ka tirsan maamulada Puntland iyo Galmudug.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®