SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
18/05/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Xil ka qaadistii Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo la soo dhaweeyay

 


Waxa isi soo taraya soo dhaweynta ku aadan Xil ka qaadistii Golaha Adeega Garsoorka ay ku sameeyeen Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee Dalka.

Ex Xildhibaan Cali Baashi ayaa sheegay in Golaha Adeega Garsoorka hooshooda ay tahay in ay xilka ka qaadaan haddiii Wajibaadkooda gudan waayaan Masuuliyiinta Garsoorka.

Dr Mukhtaar Nuur Faarax oo mar soo qabtay Xilka Xeer Ilaaliyaha Qaranka ayaa ku eedeeyay Guddoomiyaha Maxkamadda sare in uu Musuqmaasuqay 25,000 dollar oo ahaa Gunnooyinka Shaqaalaha Garsoorka islamarkaana Xafiiska uu ka dhigtay meel uu malkiyad ahaan leeyahay islamarkaana uu ka sameysto Hanti gaar ah.

Garsoorka dalka ayaa wajahayay muddooyinkii dambe Cabasho xoogan oo kaga imaaneysay qeybaha Bulshada Soomaaliyeed.



HOME
kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®