SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
18/05/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Xildhibaanadii Dhawaan Ku Shiray Kenya Oo Maanta Cadeynaya Mowqifkooda

Maanta ayaa la filayaa in Magaalada Muqdisho uu shir Jaraa’id War-Baahinta ugu qabto gudoomiyaha madasha (Horusocod) oo ay dhawaan Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Somaaliya si KMG, ah ugu doorteen in uu u noqdo gudoomiye.

Xildhibaano ku dhow boqol oo ku shiray Magaalada Nairobi ayaa waxay gudoomiye si KMG, ah ugu doorteen Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xiidig,iyagoo sheegy in ay yihiin Xildhgibaano doonaya’Horusocod’.

Xog ay heshay Idaacadda Dalsan ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegeysa in Gudoomiye(Xidig) la filayo in Maanta shirkiisa Jaraa’id in uu ku faah faahiyo sababta loo aas aasay Madsha(Horusocod) oo dadka qaar u arkaan in ay tahay mid lagu mucaaradayo Madaxda ugu sareysa dowladd Somaaliya sida Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi(Farmaajo) iyo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre)


HOME
kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®