SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
18/05/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Dowlada Ethiopia oo xukun ku riday rag ay ku shegeen Al-shabaab


Maxkamad ku taala dalka Ethiopia ayaa xukun ku riday 23-qof oo la sheegay inay xiriir la leeyihiin dhaq dhaqaaqa Al-shabaab waxaana lagu riday xukun 15sano xabsi ah.

Maxkamad Federaal oo ku taala caasimada Adis ababa ayaa u soo jeedisay eedesanayaashan inay qorsheenayeen weeraro ay ka fuliyaan wadankaasi sanadkii 2010-kii.

Mas’uuliyiinta Maxkamada ayaa sheegay in dadkaan ay diyaar garow ugu jireen dowlad islaami ah ay ka aas aasaan Ethiopia.

Waxaa eedeymaha lagu haysto kamid ah in ay askareenayeen muwadiininta wadankasi oo ay u soo diraayen Soomaaliya.

Xukunka ragaan lagu riday ayaa imaanaya laba todobaad kadib markii Ethiopia ay sheegtay inay gacan ka geeysanayso la dagaalanka Al-shabaab.


HOME
kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®