SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
17/05/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Qaraxii dhacey oo ay Askar Muuno baarayaal ah ku dhinteen kuwaas oo furfurayey


Ugu yaraan 3 Askari oo Miino baar ah ayaa ku Geeriyooday 2 kalana waa ay ku dhaawacmeen kadib markii uu la Qarxay Gaari ay ka furayeen Walxo Qarxo oo laga soo buuxiyay.

Gaarigaan oo Ciidamada Ammaanka ay ka qabteen Xaafadda Xaawo Taako ee degmada Wadajir ayaa Qarxay Xilli Ciidamo kuwa Miino baarka ah ay ka furayeen Qaraxyada.

Wararka ayaa intaas ku daraya in Gaarigaasi 2 Nin oo la socotay inta aan la qaban ay isaga baxsadeen.

Ma jiro faah faahin Rasmi ah oo ka soo baxay Maamulka degmada Wadajir iyo Saraakiisha Ammaanka degmadaasi oo ku aadan Qaraxaasi.
HOME
kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®