SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
17/05/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

R.W Kheyre oo Maanta kormeeray Dekadda Muqdisho

 

Ra’iisul-wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta waxaa uu booqday dekadda weyn ee magaalada Muqdisho oo dhawaan loo magacaabay maamul cusub.

Ra’iisul-wasaaraha ayaa kormeeray hannaanka ay u shaqeyso dekedda, iyo qaabka loo maareeyo dhaqaalaha laga aruuriyo dadka isticmaala dekedda.

Mudane Kheyre ayaa ku booriyey madaxda iyo shaqaalaha ka howlgala dekedda in ay ilaaliyaan mas’uuliyadda lagu aaminay, maadaama ay dowladdu wadoo qorshe isla-xisaabtan ah.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®